War baahinta

Taariikhdeyda Raxmo
anigu waxaan ku dhashay magaalada mogdishow, taariikhda markay ahayd
1966 waxaan se nalosheydii caruurnima. deyda ku qaatay magaalada mogdishow
aniga familkeyguna waxay ahaayeen muslim suna ah,anigana waa laigu soogoriyey.
waxaa dhacday inaan guursaday kadibna aan u dhoofay wadamo kala nooc ah sida carabta
iyo yurubta waxaa dhacday in dhibaato famili oo xoog leh nagu dhacday laakiin sida
ilaah ugu talagalay ayaynaqatay waayo sheyddaanka wuxuu u yimid inuu wax burburiyo
laakiin naxriista ilaah ayaa ii timid oo ah. hadalka ilaah oo ah injiilka kaas oo ahaa kii
nafteydu u baahneyd markaas ayaan la imid qirasho iimaanka ah waan doobad keenaay
markaan ogaaday in aay jirin jidkale oo lagu badbaado oo aheen ciise masiix asaga yiri
aniga waxaan ahay jidka runta nolosha.maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in ciise
yahay rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaystid in ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay,
waad badbaadi doontaa. waayo,qalbiga wax baa laga rumaystaa xagga xaqnimada, afkana
wax baa laga qirtaa xagga badbaadinta,

Comments are closed.